VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl iyo corona - Lyrics

qalbiga doogiyo xiisaha dubayoo qurbiyo dibad baa idaashadayee miyaan deganeey ka daahi lahaa ala ala ala waa runteey adaa duuloo dabeysha cirkaay duruufaha jiiraa ka daga degalee dareenkaygiyo fariimaha diroo dartaa dhayarkii waa dalan baafi xanuunka dadkiyoo dunida kala xidhay damaqa ihayaa kasii daranoo dalkii hooyiyo muunaan udarsadey cidliyo darbigaan wada darisnoo waxaan dugsadaa xusuus durugtoo rajaan dacalkiiyo darafka haystaa ala ala ala waa runtay xaalaan degal daagal daawafay dhulkoo hargeysiyo daan walba dul maroo qoraxda degdaysaybaa idabartoo riyaan kugu daawan lahaa xanuunka dadkiyo dunida kala xidhay damaqa ihayaa kasii daranoo dalkii hooyiyo munaan udarsadey
Queue is empty
-- / --