VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylkaagan ku dhaartay - Lyrics

Jacaylkaagaan ku dhaaratay Inaanan jeclayn qof kale Jamaalkaagaan ku dhaartay Inaanan jaleecin ruux Dunida waxa jooga dumar Jacaylkaagaan ku dhaaratay Inaanan jeclayn qof kale Jamaalkaagaan ku dhaartay Inaanan jaleecin ruux Dunida waxa jooga dumar Xabiibi intaad jirtana Jacaylkaaga i hantiya Janooy ala waa ogyee Aduunka intaad jirtana Jacaylkaaga ii dhaxala Xabiibi intaad jirtana Jacaylkaaga i hantiya Janooy ala waa ogyee Aduunka intaad jirtana Jacaylkaaga ii dhaxala Jidhkuunbaa laba qofee Waxaan nahay jeex qudhoo Qofaan la simaa ma jiro Qofaan la simaa ma jiro Hadaadan isiini jirin Naftaan jalka qaadanayn Xubnahan igu wada jira Xukun yidhi jiirkaygiiyeey Jawigaad ii hagaajisaa Hadaadan isiini jirin Naftaan jalka qaadanayn Xubnahan igu wada jira Xukun yidhi jiirkaygiiyeey Jawigaad ii hagaajisaa Xabiibi hadaanad jirin Jawaab wacan uma heleen Anigu noloshaan ku jiro Naftuna ma jimcaysateen Hadaanad isiin jacaylee Xabiibi hadaanad jirin Jawaab wacan uma heleen Anigu noloshaan ku jiro Naftuna ma jimcaysateen Hadaanad isiin jacaylee Jidhkuunbaa laba qofee Waxaan nahay jeex qudhoo Qofaan la simaa ma jiro Qofaan la simaa ma jiro Jidhkuunbaa laba qofee Waxaan nahay jeex qudhoo Qofaan la simaa ma jiro Qofaan la simaa ma jiro
Queue is empty
-- / --