Wiilasha indhahoon
Wax arag wajigaaga
Hadaanan arag cod
Kaaga hadaanan maqal dhaguhu ma maq-
Leen wax bee x2

Taa wax ba kama aq-
Oon noloshu waxa ay
Tahee adaa naxariis
Mug wayn naftii ka
Waraabiyee x2

Jacaylku wanaagsanaa
Markaad heshid ruux
Wakhtiga si wayn kuula
Qaybsan kara adiga x2

Kuwii igu wiirsan jiray
Wakhtigaa iiga hiiliyoo
Fariin waafiya dirteee
Waxaan kuu hayaa
Abaal x2

Ma arag dabadaa walal
Wargaysyadu waxay
Qoraan warbaahintu
Hadal hayaan farxada
Wacan een ku jiro x2

Jacaylku wanaagsanaa
Markaad heshid ruux
Wakhtiga si wayn kuula
Qaybsan kara adiga x2

Exit mobile version