VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Jano mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Qamar suugaani
Jano

INAAD JANADII KATIMID
AYAY NAFTU AAMINTEE
WAXAD IITAHEY ILAYS
NOLOSHAYDA IFTIIMIYEE
2X
AYAANTAAD IGA TAGTAA
QALBIGU MURGONAYAA
HADII AANAN KU ARAG
INDHUHU MA AWOODAYAAN
INAY CESHADAN ILMADA
2X
JACAYLKA ANOON AQOON
NAFTAYDA ADAA BAREE
ADUUNYO KALAD MALAHA
KASOO AMBATE AGOOW
AMBATE AGOOW AMBATE AGOOW
2X
INAAD TAHAY RUUX GOBOO
ADMIGA NOOL UGU QURXON
ANAA KA MARKHATIYA
JINKIYO INSIGAA QIREE
2X
INTAD ILA JOOGTID BAA
WADNUHU ISTAREXAYA
MARKAAN ERAY IGU TIDHAA
AYAAN HAWLAHA AFKIYO
RAFADKA ILAAWAYA
RAFADKA ILAAWAYA
2X
JACAYLKA ANOON AQOON
NAFTAYDA ADAA BAREE
ADUUNYO KALAD MALAHA
KASOO AMBATE AGOOW
AMBATE AGOOW AMBATE AGOOW
2X

codkii Qamar suugaani