VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jinkaag kuu sasabi laa - Lyrics

Sanbabadiyo beerkaan Saldhig kaaga dhigayaa Sidayaasha dhiigaan Samo kuugu dirayaa Sacabada dhabtaydaan Kugu seezin doonaaye Afka sida dhalaankii Soorta kuugu gurayaaye Markay taadu socotee Saacadaada gaadhana Nafta waan ku siinlaa Aqal laga sureeroo Dahab laga sanceyaan Inay kuu sameeyaan Jinka kuu sasabi laa Hadaan suura galin karo Waxaan kuu sakhirilaa Sakraadka mawtkoo Waxaad sqhal ku marilayd Su'aalaha qabriga jira
Queue is empty
-- / --