VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jinkaagii baa iraacay - Lyrics

jaahaagaan la indho beelay jawigan la iigama horaynin walee waan jidhiidhicoodee jamaalkaaga i deeqay jidhkiyo xubnahaa i jareeyay markaad joogsi yara dhaqaaqday qalbiga dhinacaaga jooga waxbaa soo jiidanaaya jawaab ana waxa i deeqda adoo jamasho u codeeya waliba ila jila jacaylka janada ifku waa agtaada jaleecada daymadaadu jal iyo iigu filan anfaaci jinkaagiibaa i raacay qareenkaaga ila jaaray jacaylkaagaa i deeqay
Queue is empty
-- / --