hargaysa naf joogto oo
qurbaha qalbiga ka jiroo
miyuu jiidhkaygi yeey
jawigu uhagaagayaa

naftii dadka kuu jeclayd
waxay sugaysaa janooy
inaad la jimcaysatee

qalbigu kaligii joogi maayee
halkaad jirto ii kaxayso
hadii kale waa jabkaygee
inaan kakla qaarad joogno
xagayga usoo jihayso

ubaxyo kala jaadabaan
la joogaa madaarka oo
jidka masalaha yagayiyo
jumeeraan kugu sugaa

jacalka inaan xusanaa
dunida aan joognabaa
intaa jaan goynayaa
dunida aan joognabaa

Exit mobile version