VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ka raaystay fogaanta - Lyrics

mudadii aan kala fogayn maqana joogan ahaa cidliyo mugdibaan ku jiray xiliyada kala miirankee magaladuu seexataa anigu soo miirsan jiray amisana kolka dhanka iyo hareeraha milicsado qalbigu murugoon jiro dareena mugdhafi jiray intaan mawjadaha dhex galo miraan qabita jiray hadaan miirkina inaad ii muqatoo maankaygu niyaysan jiray jabkaan isla soo marniyo marnaba ma ilaawi jirin marxalad si aan la igu garan isbooji wakhtigan ku jiray farxada mataana ahayd rajo soo maquuniso niyadii iga maahsanayd maanta ukiciyaan helay midaan malab soo da'o dushayda ku miistaydayo nalbaa meela iga xigay xasuusba xasuus ka weyn ka raystay dhibkaan mutaysto nimcaan majaroorsaday haduu xiisuhu mayahay haday wax ma ladhayo dibnuhu ay qoslayan mar kale intaan isma galayn macaan laga tagaa warmaha lagmeyay
Queue is empty
-- / --