ku hayi ku hanqaadmay
halkaad jirtay aad u raadshay
hadaan saacababa xabiibii
dadka kaa hely dawoobay

amba adi kuu hanqaaday
araga hadalka u xiisay
hadaan saacaba xayaati
dadka kaa helay dawoobay

aragsan ilwaad macaanto
xogtiyada ahayd warkaaga
kolkaad iga ambaday bbye
waa aniga is jiiran warkayga

walow hooyadii qonley
hoyga gurigeed dayrtoo
misana qalbiga huwaye
ku huray soo baxan bax

Exit mobile version