VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku qaatay ila qorsheey - Lyrics

ubaxa ugu quruxda badan u qaalisan ugu udgoon ayaa ka qaata carafe si aanu u qiimo dhicin runtii anigaa qiroo hal marood qososhaa dunida aniga iigu qiimo badan hadaad qalbigayga iyo qasnado kayd ah oo dhexyaal waxaan ku qarsaday bandhigo adaan qormo kaaga dhigay nolosha qaybsigeeda ku qaatee tayda qorshee xidigta ugu qiimo badan qayrkii markay tahay ilays si aanu u waayin u qurux qaabkaad leeday adaan qiyaas is idhaa macaan sidaada qof aba ma arag
Queue is empty
-- / --