VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kulankeena - Lyrics

kulankii horiyo kelmadahan kabanay kalgcaylka ka beermay yaa ilaawi karaya hadaan maanta kaali aha miyaan ilaawi karaya kaftankaagu xabiibi jacaylkuu kordhiyaye kaahi hurdadaada kaafigii iga waalay kolkii kubkaheda kal iyo laab xubnahaga kalmadan ku qiyaaso kaba waayey afkayga kawda march xabiibi kashadu way ku dagtaaye kaarte 6 kaarte 4 karte 3 kulankeenu waa guudka kaarte 5 aan ku qaadan sida aan kasbadayda kartidii wadnahayga kugu keenay xabiibi yaa awoodi karaaya kolka dhacadaaney arooskenu kalkiisu mubaisa kol aadi toddobado ku qaadan kaama maarmo hargeysa sanigayga kor u qaado inta gaadhi ku saaro waa ina ku tusaa aan ku geeya xero awr kugu leexsha start kugu fura shacabkoo kolba meel ku baraa wadnahayga korkiisay waa ina ku baraa oon ku geeyo waberi oon ku dhigo boondhere una dalxiisna dayniike
Queue is empty
-- / --