VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maan arag asaagaa - Lyrics

Dhamays edebsanbaa tahay Oori lagu nastaa tahay Ilwaad baariyaa tahay Amaan ruux mutaysatoo La isku aaminaa tahay Amaan ruux mutaysatoo La isku aaminaa tahay 2x Abaalsan gobaad tahay Aragsan xulayaa tahay Ana taan u aayoo Awoodaydiibaad tahay Ana taan u aayoo Awoodaydiibaad tahay 2x Cawo janooy janooy abidkay Intaan dunida noolahay Maan arag asaagaa Maan arag asaagaa Qof aan dunida ku ag dhigo 2x Itaalkaan ku faaniyo heleeya Ooridayda kaliyeen heleeya Aaminay intaan jiro heleeya Kaa ooli maayoo heleeya Ku ilaawi maayee heleeya Kaa adkaysan maayee heleeya Allow ha iga kaa dilin heleeya 2x
Queue is empty
-- / --