VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta macnaha - Lyrics

Noloshu malahayn macane Macnaha adigaa uyeelay Waxaa kuu mahad naqaysa Niyadaad mooraalka siisay X2 Wuxu bixin karo makhluuqu Naftaa umartaba saraysee Macaan qasnadaha jirkayga Adaan magan kaaga dhigay x2 Waxaan maqli jiray xabiibi Marka aad hesho ruux kal Furan murugta waa laga Baxaayee mugdigii adigaa Kaxeeyay X2 Waxaan maqli jiray xabiibi Marka aad hesho ruux kal Furan murugta waa laga Baxaayee mugdigii adigaa Kaxeeyay X2 Kuwii iga maad sanaayay Maantaan ujawabayaaye Inaad tahay ruux masuula Anaa kuu marag furaaya Sidii dhirta maacalayshta Muuqaalkiyo aragtidaada Ayaan ku maqsuudayaaye Hortayda ka muuqo qaali X2 Waxaan maqli jiray xabiibi Marka aad hesho ruux kal Furan murugta waa laga Baxaayee mugdigii adigaa Kaxeeyay X2 Waxaan maqli jiray xabiibi Marka aad hesho ruux kal Furan murugta waaba laga Baxaayee mugdigii adigaa Kaxeeyay X2
Queue is empty
-- / --