VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Malabo - Lyrics

Quruxdaadiyo muuqa Indhaha ku mashquula Midabkaagiyo jaaha Qoraxdaa ka masayrta Malbooy kartidaada Niyada ka mabsuuda Nabdigaad mulkidaane Kama maarmo agtaada Dabcigaaga marwaysan Inta MAWLE ku beego ALLEHAA mansab siiye Aan makhluuq la wadaagin Mid haween ka masuuldan Hani waa igu munaasiboo Inaan kuu muhanaayo Dadku waa ka markhatiye Maskaxdayda adaa Dagay maankiyo beerka Murtidayda ayaa ah Aan mataano ahaano Ka midooba quluubta
Queue is empty
-- / --