VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maryan - Lyrics

Maryaneey hanaankaaga Hiigsiga wanaagaaga Iyo hadal samaantaadu Waa halbeega quruxdaada Kartidiyo hufnaantaada Muuqiyo heemaalkaaga Iyo heerka sharaftaadu Waa hilinka guushaada Afrika hablaha jooga Jooga jooga Adigaa oneka u haysta Humaagaaga iyo quruxda Inamadii hargaysaa le Maryan axmadeey huuno Hibo noogu nooolow dhe Gaarisaa i tidhi heeso Heersare ah oo fiican U hanee hanaan quruxda Jigjiga hal wiiloo mar Arkayba ku jecel huuno Jabuutaa habdhaqankaaga Hanbalyaysay ee aad mar Ana hibada dhuuntayda Kuu huraye guulayso Xamar weeyi hoygaagu Iyo xeebta hawadeeda Hal mar ruuxa soo booqda Wuu hilmaami hawlihiiye Hana raago cimrigaagu Inta hadhay ku farax uunka Aduunka hadhkeeda sii Oo huuno libin wayn hel Afrika hablaha jooga Adigaa oneka haysta Humaagaaga iyo quruxda Inamadii hargaysaa le Maryan Axmedeey huuno Hibo noogu noolow dhe Gaarisa i tidhi heeso Heer sare ah oo fiican U hanee hanaan quruxda Jigjiga hal wiiloo mar Arkayba ku jecel huuno Jabuutaa habdhaqankaaga Hanbalyaysay ee aad mar Ana hibada dhuuntayda Kuu huraye guulayso
Queue is empty
-- / --