VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Munaay - Lyrics

ku jeclahay ku naawilay hurdaan gam'i jiray helay nafta qof ku munaasibe farxadii dunidaan nuurkiye lama dhiiftay umaayey masiirkii nafta hirgalay waxan ku noqday mabsuud codkaaga markaaga markan maqle farxadii dunidan hantiyey lama dhiiftay umaayey masiirkii nafta hirgalay ada marwadaydiyee nolosha maareyaye maalintayda wanaajiye munaay ii faraxsanow hirgaley umaayey lama dhiiftay umaayey masiirkii nafta hirgalay
Queue is empty
-- / --