VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nadiira - Lyrics

iftiinshaay nadiira maanka naftayda hagaay barbaarsha naruuro kashayda deeqda nasrigaan helaay daweeya nabada farxiyo wanaaga naxliga iga jira xumaanta nolosha kaafiya daryeela nasiya dajiyaay xurmeeya RABIGU kuma tuso nadiira nac iyo wax ku dila aduunka ka hay nasabeey dhibkiisa janada neecow aduunka aakhiro ku nagow fardawsa markaad niyadayda deeqday naftana aan wada wadaagnay naftaydu taada bebe nafaan ka abuurnay qaali nabdiga adigaan ku siiyay waxaan kaa helay nasteexo naqbaa ii da'ay nimcaystay kolkaan ku helaan nagaaday nagaaday anigu anigu nagaaday
Queue is empty
-- / --