VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nafiso - Lyrics

Neecaaw udgoon Nafis baad dagten Naxariis jaceylna Yaaqay waad hesheyn Nadir kaad gasheyn Niyad buu ahaa Nacab wuu jaboo Nafis iyo Nadiir Naf quraa tihiin Naf quraa tihiin Isku nuursadoo nimcadii Ilaah isla nuuga oo kalgaceyl Udgon kala hela nolol qurxon Hela nolol qurxoon Naruurada cudoon Nal baad daaraten Nasiibkaa haboon Baad ka muuqaten Libta naawisheen Nasteex ku ladin Nabad ku dhama Nafis iyo Nadiir Nasab baa tihiin Nasab baa tihiin Isku nuursadoo nimcadii Ilaah isla nuugo oo kalgaceyl Udgoon hela nolol qurxoon Hela nolol qurxoon. Lyrics by: Abdi deeq
Queue is empty
-- / --