VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftayda hadaanan baxin - Lyrics

muqdisho nabada jeclaa inaan mar kuso nastee nasiib uu i keenay xamar nagaansho dadkoo ku jira boorama way nasibtaa neecowda qofkii bil qudha ku qaata naruurade nasiib wacana u tegay waxaan nafisaa kolkaan hargeysa ku nug baxo nabdiga iyada ku weyn niyad waxay doorbida naq iyo dooga ka baxay jabuuti inay leedahay ku naaxdo barwaaqado nimcada waan jeclahay naftaydu hadaanay bixin waxaan ku noqon jigjiga qoraxay noqob iyo wardheer neeftayda qaban kartee nusqaanta gobtaan lahayn garoowe ninkaan kol arag muxuu nabar weyn qabaa waxaan lori loo huraa dhulkaa nadiifta ahaa gaarisa nuurka ka baxay hoostiisa meelban nagaa
Queue is empty
-- / --