VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftayda ilaalsho - Lyrics

sidii ubad kuu xanaanshay sidii waalid kuu adeecay sidii boqor kuu amaanay markuu saxar galo ishaada ugbaad ilmeeyay adoon dareemin aduunyada meel la joogo agtaada ugu wanaagsan markuu saxar galo ishaada ilmeeya adoon dareemin markaan aragaaga waayo ololay sida aarka reemay uurkaan kugu qoray bogayga dhamaan ililaha jidhkayga kuu siiyay naftayda lahasho sida ubax dharab ku yaala adaa saxan saxo udgoon sidii kaymo wada ugbaada ku doogsaday aragtidaada dhaaya ku arkaa nasiib le amintaan ku bartaan xasuusta sidii awliyada raxamaanka eraygaad i tidhaa dhagaystay
Queue is empty
-- / --