VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasiib - Lyrics

sidii ubad kuu xanaanshay sidii waalid kuu adeecay sidii boqor kuu amaaanay markuu saxar galo ishaad uunba ilmeeya adoon dareemi aduunyada meel joogo agtaada ugu wanaagsan markuu saxar galoo ishaada ilmeeyaa adoon dareemin markaan aragagaaga waayo ololay sida aarka reemay uurkaan kugu qoray bogayga dhamaan ilalaha jidhkayga ku siiyay naftayda lahasho sidii ubax dharab ku yaala adaa saxansaxo udgoon sidii kaymo wada ugbaada ildoogsaday aragtidaada dhaaya ku arkaa nasiible amintaan ku bartaa xasuusa sidii awliyo RAXMAAN eraygaad tidhaa dhagaystay
Queue is empty
-- / --