VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasiin - Lyrics

nasiin kalmadaha hankaay nasiin kabaha xiskaay nasiin ka hiil baxoo kufkayga idhaafisaa konkaba waxa dumar ku nool hadii koorto laygu xidho adaan kali kaa jantoo ma karo qalbigani mid kale inan kulan kugu bartana kasiirka adegadiyo kariimkaa mahad iska leh kashuna way kuu ogtahay hidkii farxadeen helaay nasiin kalgacayl dhabaay kolkooli kashaad dagto nafyahay hanataye qalbiga adaa kaw iyo kun jeer ku nool qalbigani kamilan kolkooli kashaad dagtiyo kafee hanataye qalbiga
Queue is empty
-- / --