inta guudka dabatiyo
lama siin garaadkee
tahay gaaridoodoo
adaa geenyo dumar helay
gabadh qurux hantidayoo
RABI kugu galaday nawaal
adna geesi lagu hirtiyo
halyay garab kuu noqdiyo
daauud guri wada gasheen
gacal lagu wada farxiyo
gobiyo boqortooyo xula
farxada godlaa tihiin
GUULAA rahadii aqabalay hoobeeyoow
qorshaha gurigaad dhisten
xaflada guushaad dhigteen
carfiga geedo uduglebaan
huunooy ubax naga gudooma
waa miskiin qamar
intaad gabayo tirisaan
amaantay gorfeeyeen
gabigoodba mudatoo
xurmo guud ta ugu mudan
xalkii nolosha gaadheen
nawaal gaashaanle sare
sareeye guudbaad hantiday
nolosha geesi kuu qalmee
daauud garabkiisa joog
la gardaadi caashaqoo
bogana garantiin u sii