VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nin jilayc lahaystaa - Lyrics

La jihaad naftaadoo Waayaha la jaanqaad Ha u joojin waligaa Maalmaha jiciirta le 2x Jabka guusha loo maro Ha u jabin hankaaguye Samirkaaga joogtee 2x Saaxiib jid gooye ah Nin jileec la haysta ah Iyo xaasid kula jira Yay jaanis kaa helin Hala jaarin abidkaa 2x Jamshada qof kuu nugul Oonyar jaanta ula raac Waa jaranjar noloshuye Ha jidh diidin aadmiga 2x Murankiyo jikaarkiyo Qabku maaha jeesjees Jahligay tilmaamaan 2x Saaxiib jid gooye ah Nin jileec la haysta ah Iyo xaasid kula jira Yay jaanis kaa helin Hala jaarin abidkaa 2x
Queue is empty
-- / --