VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Noqda laba - Lyrics

naxariista caashaqa labayahow is muuje isku helay nasiibkow nimco weeye guurkuye ku nagaada reynreyn nidarkeeni dheera nalkii aad siraaden waaka nuurkii baxaye nuuraay kalgacalkii car tiirisaa marna yaanu nusqaamin noqda laba is aamina noqda laba jacalakuna noqda laba agtooda noqda laba uu ku naaxo noqda laba aan namiimku kala dilin nafba waa nafteede labayahow nimceyste isku habay naqiiso waa naruuro dookhuye gurigiina guri nagi nolshad bilowdeen ku naalooda faraxo isa siiya niyadoo oo ahow naakhuda abdow nuura hagaaja noqda laba is aamina noqda laba jacalakuna noqda laba agtooda noqda laba uu ku naaxo noqda laba aan namiimku kala dilin
Queue is empty
-- / --