VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nuuraay cover - Lyrics

nuuraay naruurooy nabadiyo nasteexiyo nuqul caashaq beeriyo waxaad tahay naqiyo doog neecow udgooniyo nuurkii indhaha iyo qalbi naaxintaydiyo waxa tahay naq i da'a aayahii naftaydaay nasiib tuu i siiyaay aan nolol wadaagnee ila naaxi caashaqa nuuraay naruurooy nacab xaasidaa jira neceb wada jirkeenee jecel nabaradeenee nuxnuxlaha warkiisiyo garo naar afuukuba inuu yahay nuxuusiyo nabaad guurka aayaha
Queue is empty
-- / --