VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi dhaya - Lyrics

hibo dheemaneey dhaban quruxsaneey dhawrsan gaariyeey dhabeel aan hubaay dhamays kaamilaay xul dhigeed habliyo haween dhaaftayoo gobtii dhidaga aheey hibo dhaqansaneey dheeli tiran hanlaay RAXMAAN ku dhibiyo kaa dhawr in daran qalbi dhaya adaa dhinacyada qalbiga ku dheer maanka oo i dhex dagay wadnaha dhaayaha indhaha dhawridaada jecel dhagtu maqalka hadalkiyo dhawaaqaaga jecel
Queue is empty
-- / --