VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbiga - Lyrics

codkaaga xabeebta badan markuu qalbigaga xulay dhaman idil kood xubnuhu maxay xamdi kuu naqaan xopgtaada markaanan helin wadanaha xaladiisa adiga si aan laysii xumaan xuskaagaan weheshadaa jacalka xuskiisa dhawr xanaanee sidii dhalaan qalbiga uga yeel xafiis qalbiga uga yeel xafiis qalbiga uga yeel xafiis xanuunka wixii ku dhiba maskaxda xididada tagaan intaa xumadoon macaan xabiibi maxaan damqaday xabiibi maxaan damqaday intaan soodhuray xinjiro xarfaha magacaagu yahay maxaan xidin taydiyeey xiskaaga ban ku qoray xiskaaga aan ku qoray
Queue is empty
-- / --