codkaaga xabeebta badan
markuu qalbigaga xulay
dhaman idil kood xubnuhu
maxay xamdi kuu naqaan

xopgtaada markaanan helin
wadanaha xaladiisa adiga
si aan laysii xumaan
xuskaagaan weheshadaa

jacalka xuskiisa dhawr
xanaanee sidii dhalaan
qalbiga uga yeel xafiis
qalbiga uga yeel xafiis
qalbiga uga yeel xafiis

xanuunka wixii ku dhiba
maskaxda xididada tagaan
intaa xumadoon macaan
xabiibi maxaan damqaday
xabiibi maxaan damqaday

intaan soodhuray xinjiro
xarfaha magacaagu yahay
maxaan xidin taydiyeey
xiskaaga ban ku qoray
xiskaaga aan ku qoray

Exit mobile version