VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sadkii nolasha - Lyrics

Naq soo da'ay iyo Neecawda dhirtaay Nimcada rayskiyo Nabaadka dhulkaay Midaan ku nastee Wadnaha ku nabaay Adaa nabdigiyo Niyada kaf badoo Adaa nabarada Naxliga biiyee Qalbiga naaxiyaay Nuskayga ahaw Nafiin dheeman Nasteexo hankaay Sadkii noloshee Nasiib ku helaay Rabigu naafada Nacabkaa kaa qari Nasriga guudhiyo Nuurkii rajadaay Midaan nasibeen Naflaha hantiyaay Nuxurka qoskiyo Naxwaha sharaftaay Adaa nasabeey Naftayda kaboo Adaa nuxuxdii Namiimka jaree Laab nadiifiya Nidarka ila dhawr
Queue is empty
-- / --