VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sahra - Lyrics

sifaha quruxdaada soocan samaha dabcigaaga suuban sahraay hibadaada dooran cidaan la simaanan dheehan wanaagiyo hadal samaanta samirkiyo wada dulqaadka siday u daryeesho maanka ayaan darajada ku siiyay sidaad dusha iigu qaaday sahraay sidaad dadka iiga soocdaay sahraay saraay dhibka iigu diiday sahraay ayaad qalbiga ugu saaqday sahraay sawirka iyo bilicdaada dheeman sawtkiyo eraygaaga saafan sahraay sharaftaada dhawran waxaan siistaan la sheegin sumcadiyo xishood wacnaanta sifayntiyo amaan badnaanta siday u horseedo guushaan ayaan saaka ugu heesay
Queue is empty
-- / --