VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shukri - Lyrics

dhaayahan wax ku daawadaay wadnaha dhaqdhaqaaqayay dhiigu ku shaqeynayaay dhararihii u adkaaa dartaabaan ku dhaafayoo markaan ku helaan dhaqmoo noloshaad ii dhamaystirtee shugriyeey nafta dhiirisaa ku tidhi dhakhtarkaygiyeey ma dhalan dunidani ma dhalan agtaada qof aan dhigaaa dhibkayga kuwii jeclaa ka xidho dhagahaad itidhi ha jabin hayga dhicin macaan markaan yara dheeliyana dhaqaaq socodaad itidhi xasuustaydaan kudhigay dhagaxa buuraha kujira hadaan dahab kaa dhigo qoortaadana dheeman sudho abaalkaagii ma dhigin shugriyeey naftad dhiirisaa ku tidhi dhakhtrkaygiiyeey ma dhalan dunidan ma dhalan agtaada qof aan dhigaa agtaada qof aan dhigaa
Queue is empty
-- / --