VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sidaan udaryeeli - Lyrics

Xubigan laabtayda dagay Dareenka naftayda galay Adaa maankayga doojey Adaa dookhayga kaagaa Ku daabacayoo is baray Ku daabacayoo is baray Ku daabacayoo is baraye Ku daabacayoo is baraye Adaan ubaxeey dartaa Hablaha kala diida yidhiyee Kalaamkaaga i deeqay Dabuutaadaan ka helay Adaan dumar kaa calmdey Adaan dumar kaa calmdey Adaan dumar kaa calmdey 2× Caashaqa dacalkaaga qabo Docdaydana awbaha jidhkeeda Sidaan u daryeeli lahaa Ayaan u xidhanahay duubka Sidaan u daryeeli lahaa Ayaan u xidhanahay duubka Sidaan u daryeeli lahaa Ayaan u xidhanahay duubka 2× Intii baal lee dawaafta Intee duusha hawada Dalxiistee ku xaragootaa Daa,uuskaa ugu qurxoonee Ruuxii deymada ku eegaa Ruuxii deymada ku eegaa Ruuxii deymada ku eegaa Ruuxii deymada ku eegaa Ku dhee indhaha kugu daraandar Jaleecada kuu dul meer Adaa darajeeya qurux Sidaan hada kuu dul dhigee Wax kuu daran duni ha mudan Wax kuu daran duni ha mudan 2× Caashaqa dacalkaaga qabo Docdaydana awbaha jidhkeeda Sidaan u daryeeli lahaa Ayaan u xidhanahay duubka Sidaan u daryeeli lahaa Ayaan u xidhanahay duubka Sidaan u daryeeli lahaa Ayaan u xidhanahay duubka 2×
Queue is empty
-- / --