VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sune faral - Lyrics

dhirtiyo faa'idooyinkeeda waxa nafta kaga filnaaday fiyoore casoon kusiiyayo dhulkaa fidsanee balaadhan halkii wax yar kaa fogaata kashaan u arkeeynin faalal ma ogi fusada kaa muhiimasan ma araga faraj kaa wanaagsan ma rabo faraxadan ku haysan inaan kugu faano qaali suniyo faral kugu duceeyso isma lihi waxbaa ka fiican nabdiga kama faaruqaysid waqtigu kama sugo firaaqo inaan ka fikiro naftaada kolnaba fasax kama galaayo fajaca quruxdaad u leeday cabaar kolka aan yar fiirsho dhamaan hablaha facaaya ayaa ila fool xumaada
Queue is empty
-- / --