VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Taash - Lyrics

La dheeldheelayee Igalkooda guud Dumarkuna dhamaan Dhamays weeyee 2x Ninba tuu la dhaco Uu odhan dhigeed Dhifil dheertahay Uu ku dhaadan kali 2x Aniguna run dhaba Siday ahay daraad Taashbaan dul dhigi Kuwaa asalka dhala Kuna nool dhulkeena 2x Dhinaceeda mar qudha Markaan dheehdo ani Dhaygag baan la dhici Shantaan saari dhaban 2x Wey dheernihiinoo Dhufashada wadnaha Bay dhaqaaq ku dari Aan dhababayn 2x Aniguna run dhaba Siday ahay daraad Taashbaan dul dhigi Kuwaa asalka dhala Kuna nool dhulkeena 2x
Queue is empty
-- / --