VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Takhtarkii cishqiga - Lyrics

wadnihiyo sanbabada shaqeynaayo mid wiiqmay mawaayaane midaan wariseey u wehel ahayoo aan waayay markaa waraystahayeee indhaha qalbiga ka eegma fogoo waxanay aragbuu ogaadaayee nafteydaa ogolaatay aragaagoo ogaan waayay goor aan kuu imidee inaan bogsadaan ismoodaayee halkii bugtay way banaatahaye inaan bogsadaan ismoodaayee halkii bugtay way banaatahaye dakharkii cishqigaa i dooganayoo dareemaye waan damqanayayee dakharkii cishqigaa i dooganayoo dareemaye waan damqanayayee
Queue is empty
-- / --