VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Umul qayr - Lyrics

idilkood haweenkaba umalkhayrtu waa aragtida qalbigiyo anigaba i deeqday amaantaadu hadal iyo iska odhasho maahee waa ogaal markhaati leh afkaa kugu asteeyee ALLOW yaa agtaadiyo inta aad ka dhawdahay amintii la joogaba afka gacanta biyahiyo isku siiya oontoo is wadaaja caashaqa ana sahan wacnaanta doonistiyo ishaarada aqbalkiyo nasiibkana ILAAHBAA igu garab galay maaha quruxdu aragtida u eekaansho oo qudha waa edabta dhaqankiyo intaad koobsatee badan
Queue is empty
-- / --