VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Uul iyo diir - Lyrics

ilwaad quruxiyo hubqaad asluubiyo badaniyo xishood aduu RABI kugu sadee miyaan ku ilaawayaa xamdaay dulqaad garashiyo aqoon aragti dheeroo haboon adaa raga ugu sitee miyaan ku ilaawayaa qalbiga adigaa dagoo adimada hagoo ku amaanayaa dhigiyo udub wada jiriyo uliyo diirbaa nahee ALLOW isu kaaya daa adaan kugu uursamoon niyada kaa aaminoo inta ku ilaashadaa
Uul iyo diir
-- / --