VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa ii qalantaa - Lyrics

Quruxdaada iftinka badan ilayskaa ka hinaasayee Indhihii ku arkaa shukriya Codkaaga awooda badan Dhagaha awdan buu furaa X2 Siduu kuu abuuray baa Aduunku layaban yahee Ilaahay khabiir sanaa X2 Asluubtaada hagaagsan Iyo aqoontaan kuguracayo Mahayo eray kuu qalmee Odhaah daadaan sugoo Anfaco kaga maar mayaa X2 Sidaan isku aaminaa Aduunku layaaban yahee Aqoontu wanaagsanaa X2
Queue is empty
-- / --