VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa jacayl aboodiyo cover - Lyrics

waa jacayl aboodiya midkaan ila arooree la itaal dareeyee asaagay iga reebee waa adi daraadaa waxa lay ambinayaa aan aduunka joogee ha i gaynin aakhiro ha ii ahaanin nacabee adoon iga adkaystan ayaan la i afduubin aafadii aan ku qabay ha ii uubataynoo ha is odhanin inankii wuu kuu ildaran yahoo af libaax inaan galay adba waad ogsoontee abris aan wax dayn iyo ha isiin abeesee ha ii ahaanin nacabee adoon iga adkaysan ayaan la i afduubin
Queue is empty
-- / --