VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa la itaagay - Lyrics

nafta yaa u tudhoo talo siiya yaa tusoo faraxad yaa u tilmaamay yaa qofkay utabayso si toos ah heeso yaa tiriyoo tix ku sheegay yuu ku taagsaday caashaqu toogtay yuu la tigsaday leebna ku taagay wali yaataba ruux tirsan waayay yaa ku taama xasuus tiro beeshay yaa tas wiiro qofka maarma ku tiirsan kaa tagaye ilow tahli waayay yuu tuskii boholyowgu ku tiixay yuu kusii tarmay xiiso tan dhaafay yaa taariikhda ku sheegtay tusale yaa loo taagay sidii cilmi taalo waa lay taagay anaa lay taagay
Queue is empty
-- / --