VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wehel - Lyrics

inta aan wadnaha iyo waaxyaha jidhka oo idil wehel kaaga dhigaybaan welwel kaa ilaashaa wixii adi ku dhibabaa anigana waxyeliyo iigu filan wadeeco walaacaan ka qaadaa sida aad wanaagiyo wax wal iila jeceshahay ana wax khayr li iyo wanaag kuugu tiriyaaa marka weedh dareen badan aad ila wadaagtaa kalgacayl waraabshaa wadnahayga kuu nugul warka xaasidiintiyo wacyiga namiimkiyo wanjalaada diidan waafiyaan useexdaaa sida aad wanaagiyo wax roon iila jeceshahay ana wax khayr lihiyo wanaag kuugu tiriyaa
Queue is empty
-- / --