VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xantayna - Lyrics

xinjiro laga dhuray wadnaha xubigan i waraabin jiray qofbaan helay i xafida la dhaaf xiligii adkaa naxdinta faraxbaa ku xigay wakaa qalbigii xasilay xanteena kuwii jeclaa u sheeg xaaskaygiiyeey xafladii meherkeena iyo inuu dhawyahay xuskii xidiigii nasrigeena waday qalbiga xeradiisa wacan caashaqa ku xanaanin jiray xulbaan helay dhawrta nolol xidhiidh labadii lahaa lawaa waqtigii xayiray wakaa xubigii hirgalay
Queue is empty
-- / --