VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta xarumaha jacaylkeena - Lyrics

xidhiidhkiyo jacaylkeena xanaanee dareenkeena oo xabiibi kulankeena ila xoohi balankeena xukun sidaha maankayga ayaad xero ku leedahaye xiska nugul xubiga sii bar xaaladaha ka dhaw liiga adoon laabta kuu xaadhay yaan la ina kala xadin xiskiyo bartaa maanka ku xafido jacaylkeena ku xushee xanaanayso han xaruuriyood hanatay xarumaha jacaylkeena xaruntiisa dhex si fur xarumaha jacaylkeena xafiiskooda guud sii fur si aan xadhiga dookheena loo goynin xididkiisa intaan guri xalaal taagno aan xadrayno labadeenu
Queue is empty
-- / --