VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xisaabo jacayl - Lyrics

Nin kabaysan hawlihiis Xubigaba abuura Xanuunada qaare Xurgufta iyo doodo Marbay tahay xaalad Xiisahaba jacayl 2x Nin kabaysan hawlihiis Qalbigan xubigaagu Ku xaadiray qaali Ayaa xidigtaydaay Ku xaal marinaayee Macaanto xagayga Xumane ha U quudhin 2x Anaa xiska waalan Dartaa xumadaysan Xabiibti U sheegi Xayaati danteena Inaad xajinaysoo Inaad xajinaysoo Shaydaanka ka xoree Shaydaanka ka xoree 3x Xasuuso macaanka Xuskii nolosheenaa Xarfaha magacaaga Inaan ku xariiqay Xididka dhiiga qaada Xasuuso macaanka Xarfaha magacaaga Xididka dhiiga qaada Inaan ku xariiqay
Queue is empty
-- / --