VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yaasmiin - Lyrics

Yaasmiin jeegaan u eeg Jawharad nuurloo iftaay Dhaayaha jeedaaladiyo Jaleecada muuq bilaay Janadii ifka een hantaay Miduu jiiriyaay qalbigu Labkada tii aan jantaay Kasbiyo jaldigii xiskaay Nafbaan ahay jooga nool Adiga kaala jaartayoo Yaasmiin ku jecel macaan adiga Yaasmiin jaahiyo ilwaad Jamaaliyo joog qurxoon Waxaad tahay ubax jiree Barwaaqiyo jeer samaad Furihii jawigeen helaay Saxihii maankeen jantaay Tii aan jaleen lahdaay Jidhkayga jidhkuu tabaay
Queue is empty
-- / --