Heesta 4point5 - Lyrics
waa baaq dad waynow waa bad baada deenee foor boonti faayf bulshayahay hayeelina x2
dowladii bilaababa waxa balada ugu wacan dhibta uga baxaynoo barakada u waydaa waa boonti faay kee bulshayahay hayeelina x2
waa boog qabiil bugan oo bahaa bahaa iyo biif baaf lamariyoo aynagu bahdilayaan bulshayahay hayeelina x2
biirtii labeeriyo axdi weeye nabaroo aan abid bog soonayn bulshayahay hayeelina x2
boqolowgu diyadiyo bilic waa ka siman yahoo nina isaga oo barra boqorkeen ma uumine kuwa boog ku naaxa ah sad bursiga siyaadada ugu weel baneestee bulshayahay hayeelina x2
baxar sheekh awayskii dadka diinta bari jiray baa saqaawadiinkii ba hooskaale noo dhigay mabar baa ma buuxaa mise waaba boqolow dad kuu baac dhan dheer yahay x2
SYL ragii bilay bal qaasim hilowliyo axmad naji baaqii birmad kuwii ahaa iyo barafasoor dalxoo kale reer banaadir oo idil ma bar baa ma buuxaan mise waaba birimoo dad kay baac dhan dheer yihiin x2
waa baaq dad waynow waa bad baada deenee foor boonti faayf bulshayahay hayeelina x2