VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Afuraay afuraay - Lyrics

allaahu Akbar subxaanalaah allaa wayn laailaaha ila laah maxamud rasuululaah allaa wayn waa ayaamu khayrkii illaahay na farayee aan wada sugaynee abshiraysta ramadaan allle kuwa rumaystee amarkiisa qaatee anfacada ka soomow afuray allaahu Akbar subxaanalaah allaa wayn laailaaha ila laah maxamud rasuululaah allaa wayn ajarkeeda ramadaan aayadaha quraankiyoo axaadiistu siday tidhi illaahbay u gartoo abaalkeeda gudayee ehlu khayrka soomoow way idiin ahaatee afuraay allaahu Akbar subxaanalaah allaa wayn laailaaha ila laah maxamud rasuululaah allaa wayn waa bishii islaamke inta dibada joogtee soomaalida awooday ehelkiyo qaraabada qaar baan itaaliyo aan awood lahayne u gurmada dadkiino afurkooda siiyaay allaahu Akbar subxaanalaah allaa wayn laailaaha ila laah maxamud rasuululaah allaa wayn ibliis wa la xidhayoo albaabada janada udugg aan salaatu laylkiyo taraawiixda aadnee umada islaamkee iilllaahay u soomow afuraay allaahu Akbar subxaanalaah allaa wayn laailaaha ila laah maxamud rasuululaah allaa wayn allahyoow adoonkii afka xidhay dharaarte akhrinaaya ducadee aawadaa u soomay aqbaloo ajiiboo ifka samo ha waaree aakhiro janada gee afuraay allaahu Akbar subxaanalaah allaa wayn laailaaha ila laah maxamud rasuululaah allaa wayn
Queue is empty
-- / --