VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bisha soon ramadaan - Lyrics

bisha soon ramadaan waa bishii boqranayd waa bishii bilahoo dhan burjigooda la siiyay bisha soon ramadaan beryo eebe sugnaatay bisha soon ramadaan waa bishuu alle sheegtay bisha soon ramadaan boqorku gaar u lahaa bisha soon ramadaan ajarkeeda qof beegtay bisha soon ramadaan balan qaaday illaah bisha soon ramadaan waa bilkhayr badanoo rabibaa barakeeyoo badankiisa quraanku bishuu soo dagay weeyi bisha soon ramadaan shaydaanka wax baleeya bisha soon ramadaan waa bishii la xijaabay bisha soon ramadaan boholnaa la daboolay bisha soon ramadaan af banana janadiiye bisha soon ramadaan awalkeeda bilawgeda badhtankeed dambi dhaafka baradii naxariista aakhirkeed cafis buuxa bisha soon ramadaan ba naarta cadaabta bisha soon ramadaan boqolaal kun oo ruuxa bisha soon ramadaan boqorku ka xoreeyo bisha soon ramadaan baf bugtaa laga daaayay bisha soon ramadaan ruuxii meel u baqooola bisha soon ramadaan balad dheer u hayaama bisha soon ramadaan dib inuu beri soomo bisha soon ramadaan u baneeyay illaah bisha soon ramadaan baluuqii sax u soma sodonkeedana buuxsha wanaag loo balan qaaday bisha soon ramadaan qaadir Layla baxaa bisha soon ramadaan habeen kaa baraykaysan bisha soon ramadaan kun bilood ajarkooda bisha soon ramadaan baxarkii lagu sheegay bisha soon ramadaan rabiyoow nagu beeg bisha soon fadligeeda aamiin aamiiiin
Queue is empty
-- / --