duufaanta socotiyo
goboloyow isdiidane
dakanaha dhexdeena
uuku diirsan cadawgiye
yuu ku diirsan cadawgu
dadkii aadan dhalayee
duntii nuux ku hadhayoo
rasuulkii dardaarmoo
maxaa laysku dilayaa
war fakara dadkeenow
inta dirirsaneydee
dibigii isbeyniyo
dunidii heshiisee
dunidii heshiisii
dambarkeeda maandeeq
aan durduurano maalaa
danbeeda ka maalnoo
shihseeyaha udiidnee
shisheeyaha udiidnee
duco wan ku ladhaayaa
dadwaynoow waxay tahay
dalaygii gumeysiga
dabrood he;lay
kayeel allahayow
war fakara dadkeenow
inta dirirsaneydee
dibigii isbeyniyo
dunidii heshiisee
dunidii heshiisii
dadkeenow berbera iyo
dawlad boostan lagu wado
horaa loogu daaloo
dib ulaaban maynee
dib ulaaban maynee
doodaha dhexdeeniyo
dagaal aan dhamaanyn
dagta oo kaliidin
wali igama daadagin
kuligeen inagama daadagin
war fakara dadkeenow
inta dirirsaneydee
dibigii isbeyniyo
dunidii heshiisee
dunidii heshiisii
dastuur dawladnimadii
hadaan helay dabiibkii
hadaan helay dabiibkii
daacad maamulkeena
mowqifkii dambaa jira
hadaan dolar qaatiyo
diraadiraale kulantaan
ku dardaara waligii
dalka dadka dalka
dadku inaanu ka la gu in
war fakara dadkeenow
inta dirirsaneydee
dibigii isbeyniyo
dunidii heshiisee
dunidii heshiisii
dadka kuwa gabooobe
damiirkoodu guuriyo
waxaa duunyo naga maqan
dibadaha udhoofshe
durbaanada qabiilkana
ku dabaal dagaayeee
hadaad diir naxaysaan
dalka kuwa ku hadhayiyo
uydamqada dhalaankiin
war fakara dadkeenow
inta dirirsaneydee
dibigii isbeyniyo
dunidii heshiisee
dunidii heshiisii
daaqsimaha dhulkeena
dagaanada barwaaqada
dhiiga ku daadanaya
udul qaadan maynee
\udul qaadan maynee
qiimeeya darriskoo
barwaaqada ku diirsada
daaim keen daaim keen
daaim keen hanaga dhigo
war fakara dadkeenow
inta dirirsaneydee
dibigii isbeyniyo
dunidii heshiisee
dunidii heshiisee

Exit mobile version